VIP Logo

Waxbarasho & Latalin Gaar ah

Si gaar ah oo degdeg ah sare ugu qaad xirfadahaaga hormarinta nafta & ganacsiga adigoo helaya tababar & waxbarasho kuu gaar ah.

100% Sir Ilaashan
1:1 Tababar Khibrad Ku Dhisan
Natiijooyin La Hubo

Dooro AdeeggaagaLatalin kooban & waxbarasho socota

1

VIP Coaching – Waxbarasho Kuu Gaar Ah

Hormari xirfadahaaga ganacsiga, maaliyada, iyo hogaaminta adigoo helaya tababaro kuu gaar ah oo xalinaya culeyskaaga

2

VIP Counseling – Talo Kuu Gaar Ah

Hel talooyin kuu gaar ah oo aad ku xalisid arimaha naftaada, qoyskaaga iyo ganacsigaaga

BARNAAMIJYO GAAR AH, DAD GAAR AH

Iska Tuur Heeryada Hormar La’aanta

Adeegan waxaa loogu talo galay dadka ay dhabta ka tahay in ay wax ka badalaan

1:1 VIP Coaching
Personalized Excellence Program

Waxbarasho Kuu Gaar Ah

Si gaar ah oo degdeg ah sare ugu qaad xirfadahaaga hormarinta nafta & ganacsiga adigoo helaya tababar & waxbarasho kuu gaar ah, laguna xalinayo culeysyada kaa haysta dhan waliba.

Group Coaching

Koox qabta hal baahi oo dooneysa tababaro gaar ah 2-5 Xubnood

2-5 members
$450Shaqsi / bil kasta
6 Bilood Heshiis Ayaa La Saxiixayaa
Laba kulan isbuuc waliba (Virtual) – 60 daqiiqo kulan kasta
Helida koorsooyin diyaasan
Agab waxbarasho oo xul ah
Nidaam aad kala socotid hormarkaaga
Manhaj nidaamsan
Isla xisaabtan joogto ah
Isla xisaabtan joogto ah

Click to request application

VIP Member

U samee hormar degdeg ah adigoo helaya adeeg huffan xilliga aad rabtid 1 Xubin Kaliya

Only (1) member
$1,150Shaqsi / per month
6 Bilood Heshiis Ayaa La Saxiixayaa
Sedex kulan isbuuc waliba (Virtual) – 60 daqiiqo kulan kasta
Helida koorsooyin diyaasan
Agab waxbarasho oo xul ah
Nidaam aad kala socotid hormarkaaga
Manhaj ku saleysan baahidada shaqsiga
Qiimeyn joogto ah
Taageero telefon toos ah maalin waliba
Sirta oo loo ilaaliyo si heer sare ah

Click to request application

FIIRO GAAR AH & SHURUUDA HESHIISKA

Fadlan si taxadar leh u akhri shuruudaha hoos ku qoran

SHURUUDAHA HESHIISKA & MUDADA WAXBARASHADA

Terms & Conditions

Mudada waxbarashada: 6 Bilood

Ardayga wax baranaya waxa uu geli doonaa heshiis waxbarasho.

Mudada heshiiska waxbarasho ugu yaraan waa lix (6) bilood

Binding agreement
Masuuliyada waxbarasho 60% wa ardayga dadaalkiisa

Student Responsibilities · 60%

Commitment Level60%

Inuu si joogto ah u xaadiro casharrada

Inuu gutto shaqooyinka iyo layliyada

Inuu muujiyo horumar iyo karti

Inuu ilaaliyo anshaxa iyo waqtiga

Active participation required
Masuuliyada waxbarida ee machadka waa 40%

Institute Responsibilities · 40%

Service Level40%
Inuu bixiyo macallimiin tayo leh
Inuu diyaariyo manhaj cad iyo qorshe waxbarasho
Inuu bixiyo qiimeyn iyo hagid joogto ah
Inuu abuuro jawi waxbarasho oo wanaagsan
Quality assurance guaranteed
Arday: 60%
Machad: 40%
Shuruudahan waa qayb kamid ah heshiiska waxbarashada
Private Counseling Sessions
Personal & Family Guidance

LATALIN GAARKA AH

Waa kulan gaar ah oo aan la yeelaneyno shaqsiyaadka doonaya in ay xaliyaan arimahooda gaaarka ah iyagoo talooyin ku aadan maareynta mashaakilka ka haysta naftooda, ganacsigooda, & qoyskooda.

$100
60-Minute Session

Click to request application

Areas of Focus

ARIMAHA SHAQSIGA

Hormar la'aanta
Culeysyada nafsiyadeed
Qorsheynta barnaamijyo cusub

ARIMAHA QOYSKA

Xalliinta khilaafaadka qoyska
Tarbiyada caruurta
Nidaaminta maaliyada qoyska
LIMITED SPOTS AVAILABLE

Diyaar ma u tahay inaad bilaawdo safarkaaga ?

Dooro barnaamijka ku habboon yoolalkaaga .

Barnaamij gaar ah oo 1-ka-1 ah (Hoggaamineed)

La-talin gaar ah oo shakhsiyadeed & qoys

Waxaa lagugu soo jawaabi doonaa 24 saac gudahood

Sheekooyinka Guusha ee Macamiisheena VIP'da

Xubnaheena VIP'da

Wax Ka ogow sida macaamiisheena VIP'da ay u gaareen kobac muuqda oo xirfadeed, iyagoo ka faa’iidaysanaya barnaamijkeenna VIP'da ee si gaarka ah loo habeeyey. Natiijooyinkooda ayaa ka marag kacaya tayada iyo waxtarka adeeggeenna.

Mohamed M. Yussuf

Mohamed M. Yussuf

Local Agent Manager

United States

Flexible Schedule

Personalized Goals

VIP Member

Barnaamijkan waxaa loo naqshadeeyay qofka raba in uu si gaar ah isu hormariyo isagoo shaqooyinkiisa kalana wata. Koorsooyinka & kulanada macallinka waa kuwa iskaabaya. Kulan walliba in la duubayo kadibna aad ku ceshan-kartid casharada waa arin si gaar ah li anfacday aniga. Mahad gaar ah Professor Abdiwahab oo aan ka wax badan ka bartay.

Elite VIP Experience
100% Privacy Guaranteed

Sirtaada waa Ammaan

Waxaan dammaanad qaadeynaa in dhammaan macluumaadkaaga iyo kulamada aad nala qaadaneyso ay yihiin kuwo si weyn loo ilaaliyo.

Si buuxdo loo xifdiyay

Fully Encrypted

Goor waliba & goob waliba

Access Anywhere

Wax kuu gaar ah adiga

Professional Ethics

Cid kale oo loo gudbinayo ma jirto, waana mabaadi'da ugu weyn ee adeegga VIP-ga. Dhammaan kulamadaada iyo macluumaadkaaga waxay ku xifan yihiin nidaamyo casri ah oo ammaan badan.