Nidaamka Fasalada Tooska ah
Ku biir fasalo u baxaya si toos ah - Online - isbuuc waliba adigoo baranaya maadooyin kala duwan sida Ingiriiska & ganacsiga

Sifooyinka Barnaamijka CEFR
Barnaamijka fasalada tooska ah (In-Person & Online) waxaa loo naqshadeeyay in uu lamid noqdo ama ka fiicnaado fasalkii sida tooska ah loo xaadirayay. Ardaygu wuxuu helayaa kaabayaal waxbarasho oo si cilmiyeysan loo naqshadeeyay, isla mar ahaantaana u badbaadinayaa waqti & lacag badan.
Kulano Toos Ah Isbuuc Waliba
Koorsooyin Diyaarsan - Online
Mashruucyo Aad Qabaneysid
Kulan Waliba Oo Duuban
Xiriir Toos Ah Macallinkaaga
Agabka Waxbarasho & Shahaado
Isla Xisaabtan Joogto Ah
Hadalka & Qoraalka La Xoojinayo
Muddo 4-5 Bilood Heer Waliba
Goob Waliba & Goor Waliba
Diyaar ma tahay?
Isdiiwaangeli maanta oo bilow horumarinta xirfadahaaga luqadda Ingiriisiga.
Dooro Heerkaaga Barasho
Ku biir kumanaan ardayood oo kobciyay xirfadahooda Ingiriisiga iyagoo u maraya barnaamijyadayada fasalada
Nidaamka cusub ee barashada luqada
CEFR
Ku habboon ardayda dugsiyada sare iyo jaamacadaha ee doonaya inay horumariyaan xirfaddooda Ingiriisiga iyagoo ka qayb qaadanaya fasallo is-dhexgal ah oo ay ku jiraan 30–60 arday, laguna barto wada-shaqayn iyo waxbarasho kooxeed.
Dooro Heerkaaga Luqadadeed
Ku saleysan heerarka caalamiga ah ee CEFR
Bilowga
Xiriirka Aasaasiga
Dhexdhexaadka
Wada Hadal
Sare
Xirfadeed
Hel Tababar Kuu Gaar Ah (VIP 1:1)
Si gaar ah oo degdeg ah sare ugu qaad xirfadahaaga hormarinta nafta & ganacsiga adigoo helaya tababar & waxbarasho kuu gaar ah.
Learning Path
Choose Your Learning Level
Start from beginner level all the way to professional proficiency
Intermediate - B1
Can understand the main points of clear standard input on familiar matters regularly encountered in work, school, leisure, etc. Can deal with most situations likely to arise while traveling in an area where the language is spoken. Can produce simple connected text on topics that are familiar or of personal interest. Can describe experiences and events, dreams, hopes and ambitions and briefly give reasons and explanations for opinions and plans.
What 'll Learn
- Job descriptions
- Travel situations
- Dreams and ambitions
- And more
Bilaaw safarkaaga waxbarashada
Isdiiwaan geli maanta oo horumari xirfadahaaga luqadda Ingiriisiga
Suuqa & Somvato
Ka eeg farqiinta u dhexeeya hab waxbarasho aan nidaamsanayn iyo nidaam waxbarasho dhameystiran
Suuqa
Casharo Lagu Diro Telegram/Whatsapp
Manhaj Aanan Nidaamsaneyn
Isla Xisaabtan La'aan
Hormarka Oo Aanan La Cabiri Karin
Khibrad Yar Dhanka Wax Dhigista
Somvato
Nidaam Waxbarasho Dhameystiran
Manhaj Laga Isticmaalo 100+ Dal
Isla Xisaabtan & Hormar Joogto Ah
Xooga La Saaro Dhanka Xiriirka Luuqadda
Koorsooyin Online + Kulano Toos Ah
Macallimiin Khibrad Leh - 20+ Sano
Yaa Ka Faaideysan Kara?
Barnaamijkan waxaa ka faaideysan kara qof waliba oo doonaya hanashada ama hormarinta xirfadaha qarniga 21aad
Ganacsatada & Maal-geliyeyaasha
Ardayda Iskuulada & Jaamacadaha
Shaqaalaha Shirkadaha & Hey'adaha
Macallimiinta & Waalidiinta
Saraakiisha & Maamulayaasha
Kaaliyayaasha Bulshada & NGO-ga
10,000+
Arday Oo Na Aaminay
94%
Raalli Galin Arday
2.5x
Kor u Kac Fursadaha Shaqo
50+
50 wadan ka badan aya laga dhigtaa
Bilaaw Safarkaaga Waxbarashada
Is Diiwaan geli maanta oo bilow horumarkaaga xirfadaha luqadda Ingiriisiga. Heerar loogu talagalay bilowga ilaa heer sare.
4-5 bilood kaliya ayaad u baahantahay
Heer waliba oo luuqadda ah waxaad ku dhameyn kartaa 4-5 bilood adigoo ku qaadanaya casharo lagu xoojinayo hadalka iyo qoraalka toolmoon ee luuqadda - Communicative Competence.
Speaking
Master communication skills
Writing
Master communication skills
Listening
Master communication skills
Reading
Master communication skills

Aragtida Ardaydeena
Ardaydeenu maxay ka yiraahdeen machadka iyo nidaamka barashada?
Aad ayaan ugu faraxsanahay Cohort 1 ee Ingiriisiga. Inkastoo aan hore u baranayay, ma arag nidaam isku xiran sida Somvato. Muddo kooban ayaan dareemayaa horumar weyn iyo kalsooni luuqadeed. Mahadsanid maamulka iyo macallimiinta.

Eng. Abdirashid Elmi
Videographer & Designer
Barnaamijkan waa fursad aan muddo sugayay. Nidaamka koorsooyinka, fasalada live-ka ah iyo dabagalka macallinka ayaa aad ii soo jiitay. Waxaan si xooggan ugu talinayaa qof walba oo doonaya inuu horumariyo luqadda Ingiriisiga inuu ka faa’iideysto barnaamijkan.

Eng. Khaalid Mohamud Yusuf
Software Developer
Inkastoo aan muddo dheer baranayay Ingiriis, ma helin nidaam sidan u habaysan. CEFR wuxuu si cad u horumarinayaa afarta xirfadood: hadal, qoraal, dhageysi iyo akhris. Waa nidaam wax weyn beddelaya.

Ayuub A. Abdullahi
Client Services Lead
Waxaan ka mid ahay Cohort 1, waxaanan si weyn uga faa’iiday Somvato. Fahamkayga luuqadda wuu sare u kacay, waxaana sabab u ah manhaj nidaamsan iyo macallin hagaya. Mahadsanid Dr. Abdiwahab.

Mohamed Daud Ibrahim
University Graduate & Pharmacist
Waxaan hore u tijaabiyay buugaag iyo fasallo, balse nidaam ma helin. Hadda waxaan dareemayaa horumar iyo kalsooni dhowr bilood gudahood. Aad ayaan ugu mahadcelinayaa macallimiinta iyo team-ka Somvato.

Zakariya A. (Zaki)
High School Student
Communicative Competence Framework
Our program develops all aspects of language competence for real-world communication
Linguistic
Grammar, vocabulary, pronunciation
Strategic
Communication strategies & repair
Socio-Linguistic
Cultural context & appropriateness
Discourse
Coherent text & conversation flow
Nagu soo biir si aad u hesho waxbarasho tayo leh, taageero joogto ah, iyo fursado kaa caawinaya horumarkaaga.
Discover Your English Level
Understand your current English proficiency and track your progress through the internationally recognized CEFR framework
Official Description
Can understand and use familiar everyday expressions and very basic phrases aimed at the satisfaction of needs of a concrete type.
What You Can Do
Learning Focus
Dooro Heerkaaga Barasho
Ku biir kumanaan ardayood oo kobciyay xirfadahooda Ingiriisiga iyagoo u maraya barnaamijyadayada fasalada
Nidaamka cusub ee barashada luqada
CEFR
Ku habboon ardayda dugsiyada sare iyo jaamacadaha ee doonaya inay horumariyaan xirfaddooda Ingiriisiga iyagoo ka qayb qaadanaya fasallo is-dhexgal ah oo ay ku jiraan 30–60 arday, laguna barto wada-shaqayn iyo waxbarasho kooxeed.
Dooro Heerkaaga Luqadadeed
Ku saleysan heerarka caalamiga ah ee CEFR
Bilowga
Xiriirka Aasaasiga
Dhexdhexaadka
Wada Hadal
Sare
Xirfadeed
Hel Tababar Kuu Gaar Ah (VIP 1:1)
Si gaar ah oo degdeg ah sare ugu qaad xirfadahaaga hormarinta nafta & ganacsiga adigoo helaya tababar & waxbarasho kuu gaar ah.
Su'aalaha Badanaa La Is Weydiiyo
Jawaabaha su'aalaha badan ee ku saabsan barnaamijka CEFR Cohorts
Bilaaw Safarkaaga Waxbarashada
Waxaanu u diyaar nahay inaan ku caawino! Nagala soo xiriir ama is diiwaan geli hadda.
