Si Fudud U Baro Xirfadaha Qarniga 21aad
U baro luuqadaha & xirfadaha casriga si nidaamsan adigoo jooga goobtaada, goor waliba

Dooro Habka Barashada
Nooc kasta oo barashad ah oo ku habboon baahidaada iyo waqtigaaga. Dooro koorsooyin diyaarsan ama fasalo toos ah oo macalimiin khibrad leh.
Koorsooyin Diyaarsan
ONLINE COURSES
Waa koorsooyin diyaarsan oo ka kooban muuqaalo tayeysan, buugaag, leyliyo iyo wax waliba oo kuu sahlaya in aad baratid maadada aad doortid.
Fasalo Online Ah
COHORT PROGRAMS
Waa fasalo ku baxa nidaamka fogaan aragga - Online - oo aad uga faaideysan kartid hormarinta naftaada & ganacsigaaga adigoo jooga goobtaada, goor waliba
Waxaa na aaminay ardayda Soomaaliyeed
Ku biir kumanaan arday Soomaaliyeed oo noloshooda iyo xirfadahooda ku horumariyeen barnaamijyadena waxbarasho.
Ardayda Ka Diiwangalsan
Courses Diyaarka ah
Wadamada ay kala jogaan
shaqaalaha aan tababarnay
Shaqaalaha Shirkadaha Ayaa Ka Faaideysta
in ka badan 10 shirkadood oo caalami ah – kuwaas oo isticmaalaya madalkeenna si ay u horumariyaan waxqabadka shaqaalahooda.

Trusted by global partners
Featured Courses
Discover our most popular courses designed to accelerate your professional growth and language skills.
Madal Waxbarasho oo Dhammaystiran
Madal waxbarasho casri ah oo isku daraysa hababka dhaqanka iyo tignoolajiyada maanta si loo gaaro natiijooyin muuqda oo waxtar leh.
Baro Luuqadda Ingiriiska si Casri ah
Barnaamijyo & koorsooyin ku saleysan nidaamka caalamiga ah ee dhigista & barashada luuqadaha (CEFR) — oo laga isticmaalo in ka badan 100 dal. Waxaad ku dhameyneysaa heer kasta (A1 - C2) muddo 16 isbuuc ah, si 100% online ah.

Nidaamka CEFR
Diagnostic Test
- Leyliyo isbuuc waliba
- Imtixaano bil waliba
- Suaalo & tijaboyin kulan waliba

Heerarka CEFR A1 ilaa C2
Nidaamka Caalamiga Ah
CEFR oo laga isticmaalo in ka badan 100 dal
Fasalo Toos Ah
Kulanada tooska ee macalimiin khibrad leh
Qalabka Barashada
Buugaag, muuqaalo, iyo leyliyo interactive ah
Horumar La Xisaabtami Karo
Qiimeyn joogto ah oo lagu xaqiijinayo horumarka
Koorsooyinka Online
Koorsooyin diyaarsan oo si toos loo qaadanaya.
Xisaabtan Joogto ah
Horumarka la xaqiijiyay iyo dib u eegis joogto ah.
Live Sessions
CEFR Proficiency Journey
U xali arimahaaga si gaar ah
Hel latalin & tababar kuu gaar ah
oo lagugula xalinayo arimahaaga qoyska, shaqada iyo ganacsiga.

Mohamed Abdullahi Hassan
Maamule Heyadeed - VIP Member
Waxbarashadan waxa ay saameyn weyn ku yeelatay nolosheyda iyo shaqadeyda, weyna iga go'antahay in aan sii wado ilaa aan ka gaarayo hadafkeyga insha Allah.















